Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Dhoobley, Xilli ay xiisad ka jirto xadka Somalia & Kenya

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose. Safarka Madaxweynaha waxaa ku wehelinaya Xubno ka tirsan labada gole ee Dowlada iyo Sarakiisha Ciidamada kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha oo maalmo ka hor soo gaabiyay safar shaqo oo uu Dhoobley ku joogay ayaa … Continue reading Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay Dhoobley, Xilli ay xiisad ka jirto xadka Somalia & Kenya